Cover image for Shiicada : Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika / Cabdulqaadir Cabdulle Diini.
Title:
Shiicada : Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika / Cabdulqaadir Cabdulle Diini.
ISBN:
9780993431319
Personal Author:
Publication Information:
Leicester, United Kingdom : Looh Press, 2016.
Physical Description:
xii, 126 pages ; 23 cm
Contents:
Faallada Daabacaha -- Qaybta Koowaad: Taariikhda Shiicada -- v Labaad: Caqiidada Shiicada -- Qaybta Saddexaad: Qorshaha Shiicada ee Dunida Muslimka -- Qaybta Afraad: Sooyaalkii Shiicada ee Geeska Afrika -- Gunaanad -- Tixraacyada -- Lifaaqyada.
Summary:
"Ogaanshaha taariikhda iyo caqiidada shiicadu waxay noqdeen xilliyadan dambe lama huraan marka la eego aqoonta yar ee ay ummadda Muslimka ahi u leedahay, gaar ahaan bulshweynta Soomaaliyeed. Sidoo kale, faafitaanka xawliga ku socda ee caqiidada iyo siyaasadda Shiicada, kuwaasoo ku fidaya xoog iyo xeelba, ayna daadihinayaan dawlad, waa Iiraane, iyo shacabkeedii oo isku duuban, waxay u baahan yihiin baraarug iyo feejignaan ilaa heer ummadeed ah. Qormadan kooban waxay isku dayeysaa inay wax ka bidhaamiso jawaabaha weydiimahan soo socda: Waa maxay sooyaalka Shiicada? Maxay bulshada shiicada ahi rumeysan tahay? Waa sidee qaab-dhaqankooda siyaasadeed iyo midka diineed ee ay dadka Muslimiinta, Sunniga ah kula dhaqanto? Ma jirtaa wax xog ah oo la cuskan karo oo muujineysa jiritaankoodii Geeska Afrika iyo Soomaaliya? Cilmi-baaris la sameeyey, si jawaab loogu helo isweydiimahaa kor ku xusan, waxay soo bandhigeysaa taariikhda madow iyo caqiidada silloon ee kooxda shiicada. Sidoo kale, qorshaha dahsoon ee ay dawladda Shiicada ee Iiraan u degsatey sidii ay u shiiceyn laheyd bulshada Muslimiinta, Sunniga ah. Dhanka kalena, dibindaabyada sir iyo saaqba leh ee ay ka dhexwaddo Muslimiinta. Waxa kale oo ay qormadu wax ka tilmaameysaa sooyaalkii shiicada ee Geeska Afrika." -- Publisher.
Language Note:
In Somali.
OCLC Number:
on1003151392
Availability:
Eagan - Wescott~1
Holds: