
Wadajir Baa Awood Leh / Waxaa tebinaya: Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon.
Title:
Wadajir Baa Awood Leh / Waxaa tebinaya: Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon.
ISBN:
9780957026964
Personal Author:
Publication Information:
London : Galool, Home of Somali Education, 2017.
Physical Description:
1 volume (unpaged) : color illustrations ; 22 cm.
General Note:
Approximate English translation of title: Together with power
"Taxanaha ARDAA"--Title page.
Summary:
"Sheekadan "Wadajir baa awood leh" waxay ka mid tahay sheekooyinka xigmadaha waaweyn leh ee ay soomaalidu ku sheekeysato, jiilba jiil u soo gudbinayey, ummada kalena ay la wadaagaan. Waa sheeko-xariiro la soo qaato marka la doonayo in laga tusaale bixiyo wanaagga wada jirka uu leeyahay iyo dhibta ka iman karta kala tagga iyo iskaashi la'aanta. Soomaalidu waxay leedahay maahmaaho dhowr ah oo wadajirka ka hadlaya waxaana ka mid ah; "Far kaligeed fool ma dhaqdo" iyo midda kale ee oraneysa "Gacma wadajir bey wax ku gooyaan", sidoo kale suugaanleyda ayaa maansooyinkooda in badan uga hadla wadajirka bulshada iyo tafaraaruq hadduu yimaado cawaaqibka laga dhaxli karo. Sidaa si la mid ah ayey u soo qaataan sheekadan iyo kuwa la mid ahba. Ugu dambeyntii waxaan rajeynayaa in buuggan uu noqdo mid xoojiya ku baraarugga wadajirka."--Back cover.
Language Note:
In Somali.
Series Title:
Series Sequence:
OCLC Number:
on1017992186
Availability:
Apple Valley - Galaxie~1
Burnsville - Burnhaven~1
Eagan - Wescott~1