Cover image for Maalmihii, noloshayda : xusuusqorkii wasiirkii ugu xidheeraa wasaaradda waxbarashada / Aadan Maxammed cali.
Maalmihii, noloshayda : xusuusqorkii wasiirkii ugu xidheeraa wasaaradda waxbarashada / Aadan Maxammed cali.
Title:
Maalmihii, noloshayda : xusuusqorkii wasiirkii ugu xidheeraa wasaaradda waxbarashada / Aadan Maxammed cali.
ISBN:
9781912411054
Personal Author:
Publication Information:
United Kingdom : Looh Press, 2018.
Physical Description:
145 pages : illustrations ; 20 cm
General Note:
"Ma rabtaa inaad fahamto sooyaalkii iyo waayadii shacabka soomaaliyeed soo mareen, si aay u helaan gobonimo iyo dawladnimo, sharaftooda ilaalisa, halkaay ku dhamaatay iyo asbaabtii keentay? Asagoo qoraagu goob jooge ka ahaa, qaayb baaxad weeyna ka qaatay dhagaxdhigii iyo aasaaskii daawlad soomaaliyeed, wuxuu ereyadiisa kuugu sawirayaa taariikhda daawladnimo ee ummada soomaaliyeed iyo heerarkii aay soo martay. Wuxuu si qumaatiya qoraalkani kuu dul joojinayaa dhaqdhaqaaqii SYL; mabaadiidiisii, maamulkiisii iyo sida uu bulshada u abaabuli jirtay. Ka bacdi wuxuu ku soo marinayaa daawladihii shacbiga ahaa ee gayiga soomaalida soo maray. Wuxuu si xog ogaal ah kuu kor joojinayaa daawladii kacaanka ahaayd. Ugu dambaayn wuxuu lafagurayaa asbaabihii aay u dhacday daawladu iyo burburkii ka dambeeyay. Waxyaabaha si gaar ah ii soo jiitay markaan buugan akhriyay waxa ka mid ah qisooyinka ama sheekeeyoonka xaqiiqda ee la soo darsay qoraaga, noloshiisa shaqo iyo intii soo taabaqaadayba. Waxaan ku talin lahaa in qof walba oo xiiseeya daawladnimada, taariikdha, iyo waayihii aay soo martay umadda soomaaliyeed inuu akhriyo. Waxaan kaloo ku talin lahaa in dadka madaxda ah ee majaraha u haya umada soomaaliyeed inaay buuggan akhriyaan. Sababtoo ah haddadd umad rabto inaad hogaaminaayso waan inaad si hufan u taqaanaa taariikhda iyo waayaha aay soo mareen." - Baresare Bashir Siciid Xuseen--
Summary:
Autobiography of Aadan Maxammed Cali who was once a Minister in the Ministry of Education in Somalia.
Personal Subject:
Language Note:
In Somali.
OCLC Number:
on1043050271
Availability:
Apple Valley - Galaxie~1

Burnsville - Burnhaven~1

Farmington~1
Holds: