Cover image for Kas iyo Karaan / Cabdiqaadir Dayib Askar.
Kas iyo Karaan / Cabdiqaadir Dayib Askar.
Title:
Kas iyo Karaan / Cabdiqaadir Dayib Askar.
ISBN:
9781982056506
Personal Author:
Edition:
Daabacaaddii koowaad.
Publication Information:
[Place of publication not identified] : Cabdiqaadir Dayib Askar, 2018.
Physical Description:
223 pages ; 18 cm
Summary:
"Buuggan waxa uu weeleeyey sheekooyin-fanneed si farshaxanimo sarre leh u iftiiminaya wacyiga nololeed ee dhallinyaradda Soomaalida. Waxaanu xambaarsan yahay sheekooyin dareen-taabad leh, oo naftaada kaga tagaya fakar dheer iyo falsafado ugub ah. Waa muuqaalo xallad iyo xanuun badan oo ku suntan dhacdooyin maalinle ah oo ay aalaba dhagahaagu maqlaan ama dhaayahaagu arkaan. Dhab ahaantii ma aha is-moodsiis iyo is-yeel-yeel, waa se xus iyo xasuusin. Waa maskax-maalid, murti curin iyo maalin-qadin nafeed."-- back cover.
Language Note:
In Somali.
OCLC Number:
on1056176674
Availability:
Burnsville - Burnhaven~1

Eagan - Wescott~1
Holds: