
Lur jacayl iyo liidaanyo : lur jacayl iyo liidaanyada dagaalka sokeeye / Cali M. Cabdigiir (Caliganay).
Title:
Lur jacayl iyo liidaanyo : lur jacayl iyo liidaanyada dagaalka sokeeye / Cali M. Cabdigiir (Caliganay).
ISBN:
9781722629632
Personal Author:
Edition:
Soosaarka 1aad.
Publication Information:
[Place of publication not identified] : Cali M. Cabdigiir, [2018]
Physical Description:
203 pages ; 23 cm
General Note:
"Haddii aan jacayl jirin nabad laguma joogeen. Haddii aan jacayl jirin adduunyadu ma joogteen."--front cover.
Summary:
"Laga soo bilaabo 1976, deegaannada Soomaalida waxaa ka dalaabay ugu yaraan 2.5 malyan wax yar baana dib ugu laabtay deegaankoodii. Dagaalka sokeeye, isna tiro badan oo aan laga maarmin buu salbaday. Aafodaas waxaa loo haystaa Aqoondarro ay baallo u tahay qabyaalad. Lur Jacayl iyo Liidaanyo waxa uu sheekada ku wadayaa dhibaato aan aalaaba laga hadlin wax qummanna laga qorin, jacayl kala irdhoobay iyo guur jilib ku ururaya, ayna ka harsan tahay in walaalo isguursadaan."-- amazon.com
Language Note:
In Somali.
OCLC Number:
on1050449381
Availability:
Apple Valley - Galaxie~1