Title:
Furfur iyo filanwaa / Cali M. Cabdigiir (Caliganay).
ISBN:
9781540733115
Personal Author:
Edition:
Soosaarka 2aad.
Publication Information:
[Place of publication not identified] : Cali M. Cabdigiir, 2015.
Physical Description:
217 pages ; 23 cm
General Note:
Approximate English translation of title: Be open and hopeful
"Qoraagii Sandareerto, Maanraac, iyo Abaal"--Front cover.
"Falkis weeye sheekadu : Fariidnimo qoraaliyo : Sooyaal la soo fagay."--Title page
"Falkis iyo fiiro sooyaal"--Front cover.
"Falkis iyo sooyaal lagu farshaxameeyey soomaali"--Title page verso
Summary:
"Dagaalka sokeeye ee Soomaaliya wax qumman lagama qorin. Aamina oo Xamar ku dhalatay kuna kortay waxay dagaalka sokeeye ku weyday reerkoodii oo dhan iyo barbaar ay Jaamacadda Ummadda ee Soomaaliya ka wada baxeen aadna isu jeclaayeen. Aamina, dhibtaas magaalada Xamar ku qabsatay kuma halmaamin dalkeeda oo ay aad u jeceshahay iyo Soomaalinimada oo aad ugu fog. Haddana, mar kale bay nin isjeclaadeen mucjisada DNA ama hiddesidaha baa walaalkeed ka dhigtay. Sida DNA ama hiddesiduhu u caddayn doono walaaltinimada iyana waa arrin amakaag ah oo dhab noqotay, iyada oo ninku London ee boqortooyada Ingiriiska ku dhashay."-- amazon.com
Language Note:
In Somali.
OCLC Number:
on1076587073
Availability:
Burnsville - Burnhaven~1
Farmington~2