Cover image for Hagaha nolosha Islaamka : guurka iyo qoyska / Ibrahim G. Hassan.
Hagaha nolosha Islaamka : guurka iyo qoyska / Ibrahim G. Hassan.
Title:
Hagaha nolosha Islaamka : guurka iyo qoyska / Ibrahim G. Hassan.
ISBN:
9781514888452
Personal Author:
Edition:
Daabacaadda koowaad.
Publication Information:
[Place of publication not identified] : Ibrahim G. Hassan, 2018.

©2018
Physical Description:
xvi, 260 pages ; 23 cm
General Note:
"Living in Islam on marriage and family (English version of Hagaha nolosha Islaamka)"--title page verso.
Summary:
"HAGAHA NOLOSHA ISLAAMKA waa kitaab ka hadlaya guurka iyo qoyska kuna salaysan Diinta Islaamka. Kitaabka waxaa loogu talagalay dadka guriga leh iyo dhallinyarada guur-doonka ah si ay ugu dhaqmaan Nolosha iyo Aadaabta Islaamka ee guurka iyo qoyska. Kitaabta Hagaha Nolosha Islaamka waxaa uu qofka Muslimka ah ku hagayaa tubta toosan ee guurka iyo dhismaha qoys dhawrsan, waxaanu gaashaan adag ka yahay fashilka guurka, burburka qoyska, iyo gelidda macsida. Kitaabku waa qaniimad joogto ah oo aan lahayn saman u gaar ah waana hanuunin dhammaystiran oo horseedaysa guur iyo qoys ku dhisan dhawrsanaan, jacayl, iyo farxad."-- Back cover.
Language Note:
Text in Somali.
OCLC Number:
on1077052192
Availability:
Apple Valley - Galaxie~1

Burnsville - Burnhaven~1

Eagan - Wescott~1
Holds: