
Magantii colaadaha / Mustafa A. Nuur.
Title:
Magantii colaadaha / Mustafa A. Nuur.
ISBN:
9781471654831
Personal Author:
Edition:
First edition.
Publication Information:
[Place of publication not identified] : Aden Publisher, 2014.
Physical Description:
294 pages ; 21 cm
Summary:
MAGANTII COLAADAHA waa buug ku abtirsada bahda sheeko suugaanneeda ama curinta; balse, xambaarsan dhacdooyin iyo duruufo halgan. Buuggan iyo farriinta uu salka ku hayo waxaa lagu soo koobi karayaa laba qodob oo waa weyn: (a) Noloshii iyo sidii uu ahaa xidhiidh kii shacabka Somaliland iyo dawaladdii milatariga ahayd ee Siyaad Barre ( b) Iska caabbigii ka dhashay xidhiidhkaasi xumaaday iyo duruufihii uu iska caabbigaasi dabada ku watay ee burbruka mood iyo nool kaba lahaa, ee qaxa iyo qaxootiga lahaa, ee isbedelka dhaqan dhaqaale ee bulshadii Somaliland ku dhacay lahaa, iwm.
Subject Term:
Language Note:
In Somali.
OCLC Number:
on1077059935
Availability:
Burnsville - Burnhaven~1
Eagan - Wescott~1
Farmington~1