Cover image for Raadraac : ku-doomaysiga xeebaha Soomaaliya / Cali M. Cabdigiir (Caliganay).
Raadraac : ku-doomaysiga xeebaha Soomaaliya / Cali M. Cabdigiir (Caliganay).
Title:
Raadraac : ku-doomaysiga xeebaha Soomaaliya / Cali M. Cabdigiir (Caliganay).
ISBN:
9781546751564
Edition:
Soosaarka 1aad.
Publication Information:
[Place of publication not identified] : Cali M. Cabdigiir, 2017.
Physical Description:
171 pages : illustrations (chiefly color) ; 23 cm
General Note:
"Xaafuun goorma ayey gebi ahaanba ka go' aysaa birriga Soomaaliya sida jasiradaha Sacaadadiin, buurta Rabshida, Kooyaama, Kudhaa, Juula iyo kuwo kaleba? 200+ sawir gudaha Raadraac."--front cover.
Summary:
"Intii qar jirey quruurux isna waa jirey," amaba haddii si kale loo yiraahdo, intii kookan dad ku noolaa, Soomaali iyana waa ku noolayd. Sooyaalka uu hadda hayo, dadku waxa uu ugu horreyn ka daqaqamay Afrikada Bari, gaar ahaan Itoobiya. Haddaba, Raadraac waxa uu culayska saarayaa sooyaalka xeebaha Soomaaliya—oo waxa hor looga yiri iyo dhabtu ay aad u kala durugsan yihiin. Dadka dalka Uustaraaliya loogu tegey oo 50,000 dabshid (nur) [The Atlas of Human Migration by Russel King, p20] in ay halkaas tageen la soo dambeysiinayo xaggee ka tageen? Soomaaliya ma tahay? Ciddii u horreysay oo qalab badda lagu goosho samaysa Soomaali ma tahay? Sooyaalka guud ee aadanaha baa arrintaas wax ka qiraya. Degmada Xaafuun oo weli birriga ku xiran gaar bay u caasiyoobi doontaa, ee waa goorma? Si tuhunkaas wax looga ogaado, Raadraac waxa uu doomaysi ka bilaabayaa magaalada Jabuuti ee isgoyska badda Cas iyo Gacanka Cadmeed—halka uu geeddiga ku furayo tuulada Kaambooni ee soohdinta Soomaaliya iyo Keenya. Tuulo ama magaalo kasta oo xeebaha taal, iyo jasiirado badan oo Soomaali badan aysan laba socon in ay dalka Soomaaliya ka mid yihiin, mid-mid baa looga hadlayaa. Arrimo cusub oo amakaag iyo dhiirrigelin intaba kugu dhalin doona baa dhiganuhu kuu soo bandhigayaa."-- amazon.com.
Subject Term:
Language Note:
In Somali.
OCLC Number:
on1060618097
Availability:
Burnsville - Burnhaven~1

Eagan - Wescott~1

Farmington~1
Holds: