Cover image for Saanqaad : eedda u oogan carruurta Soomaaliyeed waxaa u aanaysan waalidkood / Cali M. Cabdigiir (Caliganay).
Saanqaad : eedda u oogan carruurta Soomaaliyeed waxaa u aanaysan waalidkood / Cali M. Cabdigiir (Caliganay).
Title:
Saanqaad : eedda u oogan carruurta Soomaaliyeed waxaa u aanaysan waalidkood / Cali M. Cabdigiir (Caliganay).
ISBN:
9781985346635
Edition:
Soosaarka 1aad.
Publication Information:
[Place of publication not identified] : Cali M. Cabdigiir, 2018.
Physical Description:
129 pages ; 21 cm
General Note:
Approximate English translation of title: Take care

"Bilic lama taaban karo wax keeni kara oo aan Nabad ahaynna ma jiraan. Nabad la'aan waa bilic la'aan."--Front cover.
Summary:
"Waa dood ku salaysan eedayn carruurta Soomaaliyeed ku oogeen waalidka Soomaaliyeed, oo maxkamad la isla tegey. Arag tusaale yar. "Garsoore, waxaa idin soo koriyey awooweyaashayo iyo ayeeyoyaashayo. Marna dagaal sokeeye oo sidaan oo kale u xun aayihiinna eber ugama dhigin. Dhibta aad ka hadlayso idinka baa keenay. Si aan berri dalka u hananno oo aan idiin nasinno, annaku barbaarin wanaagsan baan idin ku leennahay. Meelihii aan ku ciyaari lahayn oo 24 malyan oo afka Soomaaliga ku hadasha ka dhexeysa idinka ayaa qashin ku qabay, ama miinooyin ku xabaalay, ama guryo ka dhistay. Carruurtii aan la ciyaari lahayn waxa aad isugu kaaya sheegteen beelo aan isu gelin. Maanta, halkan, caddaalad baan u fadhinnaa."-- amazon.com
Language Note:
In Somali.
OCLC Number:
on1081424350
Availability:
Apple Valley - Galaxie~1

Eagan - Wescott~1
Holds: