Cover image for Han iyo higsi : sheekooying gaagaaban / Faarax Aw Maxamuud (Sheeko Xariir).
Han iyo higsi : sheekooying gaagaaban / Faarax Aw Maxamuud (Sheeko Xariir).
Title:
Han iyo higsi : sheekooying gaagaaban / Faarax Aw Maxamuud (Sheeko Xariir).
ISBN:
9780990728320
Personal Author:
Edition:
First edition.
Publication Information:
Alexandria, VA : Golis Publishing, 2016.

©2016
Physical Description:
88 pages ; 23 cm
General Note:
"Faarax Maxamuud (Sheeko Xariir)."--Cover.

"Farah M. Mohamed"--Author's name from title page verso.

"Faarax Maxamud Maxamed (Sheeko Xariir)"--Author's name on page 87.

English language translation of title from sawabooks.com.

Includes "Su'aalo" (Questions)--pages 84-86.

"Short stories"--viewed on sawabooks.com 2/20/2018
Summary:
"Buugani waxa uu soo koobayaa laba sheeko oo gaagaaban. Sheekada koowaad waxa la yidhaahdaa: Warqaddii Jacaylka, tan labaadna Xil Jacayl ma baaqdo. Sheekada Warqaddii Jacaylka waxa arbayaal ka ah ama hoggaaminaya Fariido iyo Faarax. Fariido sida magaceeda ka muuqata waa gabadh aad fariid u ah oo caqli badan. Waxa ay ku xujooyin badan dul dhigaysaa Faarax oo ay ka heshay. Hase ahaatee, Waxa ay ku tashatay in haddii Faarax xujooyinkeeda furi waayo oo uu u muuqdo nin aan caqli badnaynay ka tashato. Waxa ay noqon lahaydba, Faarax wuu ku wareeray si uu u soo saarana wuu garan waayey. Waa sheeko halkaas maraysa. Sheekada Xil Jacayl ma Baaqdo waxa arbayaal ama jilayaal ka ah Warsan iyo Warsame oo yaraantoodii aad isu jeclaa, danise kala geysay, ka dib markii aabeheed oday qurbaha ka yimid ku daray. Warsamena qarracan dartiis tahriibay oo qurbe galay. Waa sheeko xiiso badan oo waxyaabo badan oo bulshadeena ka khaldan iftiiminaysa"--Page 4 of cover.
Language Note:
In Somali.
OCLC Number:
on1023865908
Availability:
Apple Valley - Galaxie~1

Eagan - Wescott~1
Holds: