Cover image for Ilmakorinta habboon : jiheeyaha waaliddiinta qurbajoogga ah ee Soomaalida / Ruqiya Cabdi.
Title:
Ilmakorinta habboon : jiheeyaha waaliddiinta qurbajoogga ah ee Soomaalida / Ruqiya Cabdi.
ISBN:
9781634894111
Personal Author:
Publication Information:
[Minneapolis, Minnesota] : Wise Ink, 2020.

© 2020
Physical Description:
154 pages ; 21 cm
Summary:
"Saddex arimood ayaa ka hor yimaada waalidiinta Soomaaliyeed marka loo eego waxyaabaha kale ee la xiriira isku dayitaankooda ah in ay carruur ku koriyaan deegaan dhaqan cusub leh: nidaamka waxbarasho oo sida uu u shaqeeyo aanay aqoon, adeegyada bulshada oo aanay ku kalsoonayn, iyo nidaam caawimaadeed oo aanay lahayn. Kala duwanaanshaga u dhexeeya dhaqankii ay ku soo koreen iyo kan meesha cusub ee ay ku korinayaan carruurtooda ayaa noqon kara mid ay adagtahay in laga gudbo. Ilmakorinta Habbooon wuxuu dhiirrigelinayaa in ilmaha iyo waalidku yeeshaan xiriir caafimaad qaba, isaga oo aan isticmaalayn xeeladaha waxtarka leh oo kali ah ee diiradda saaraya jacaylka iyo xannaanada aabbaha iyo hooyadu u hayaan ilmahooda, iyadoo la eegayo muhiimadda ay leeyihiin waxbarashada hore, cayaarta, maalgelinta waalid, u noqoshada tusaale lagu daydo, iyo isu-dheellitirka shaqada iskuulka iyo waqtiga firaaqada. Ruqiya Cabdi waxay waalid walba ku caawisaa siduu u dabooli lahaa baahiyaha kala duwan ee ilmihiisa, iyadoo tixgelineysa dhaqanka Soomaaliyeed oo haatan ku abuurmaya meel cusub lana falgalaya qaabdhismeedka bulsho ee halkaa ka jira"--Back cover.

Three issues confront Somali parents more than anything else in trying to raise children in a new cultural environment: an unfamiliar education system, social services they do not trust, and the lack of a support system. The differences between the culture they grew up in and the new place where they are raising their children can be difficult to overcome. Ilmakorinta Habboon (Systemic Parenting) promotes a healthy relationship between child and parent, using only effective strategies that focus on the love and care of the father and mother for their child and consider the importance of early education, play, parental investment, being a role model, and balancing school work and free time. Ruqiya Abdi helps parents meet the different needs of their children, taking into account the Somali culture that is currently being created in a new place and interacting with the social structure that exists there--Adapted from Google Translate.
Added Author:
Language Note:
In Somali.
OCLC Number:
on1250351500
Availability:
Eagan - Wescott~1
Holds: