
Nabad iyo caano = Peace and milk : muuqaalo laga soo qaaday gobolada waqooyi bari ee Soomaaliya / Waxaa ururiyey/ Qorey : Fatima Jibrell iyo James Lindsay.
Title:
Nabad iyo caano = Peace and milk : muuqaalo laga soo qaaday gobolada waqooyi bari ee Soomaaliya / Waxaa ururiyey/ Qorey : Fatima Jibrell iyo James Lindsay.
ISBN:
9781105621581
Personal Author:
Edition:
Soosaarka 1aad.
Publication Information:
[Place of publication not identified] : Aaladda qorax ku kariye = : Sun Fire Cooking Inc, 2011.
Physical Description:
80 pages : color illustrations ; 28 cm
General Note:
English translation of title from title page: Peace and milk : scenes of northern Somalia
Summary:
"Fatima iyo James waxaa ay ku dadaaleen in Buugga Nabad iyo Caano ay ku soo bandhigaan quruxda iyo bilicda dhulkeenu leeyahay, masiibada ku habsatay iyo dadaalka dadkiisu ku jiraan. Waxaa kale oo ay noo iftiimiyeen waxtarka dhulku leeyahay iyo firfircoonida baacmushtarka soomaalida. Fikirka aan buuggan ka qaatay waxaa weeye hodontinimada iyo muuqaalka qurxoon ee dhulkeena oo ay ku gadaaman yahiin iftiinka bilicda leh ee Bada cas iyo Bada Hindia, iyo sida ay u baabi'inayaan tuugada caalamiga ah ee Badaha xaaqa ugaarsadana khayraadkeena. Nabad iyo Caano waxaa uu ka mid yahay dadaalada ay wadaan dadka ilaaliya khayraadka iyo barwaaqada Eebe uu dhulkeena ku manastay. Fatima iyo James, waxaan uga mahadinayaa daymadooda aragtida qurxoon, iyo sida ay noola wadaageen muuqaalada ilwaada leh oo dalkeena yo dadkeenu leeyihiin, barnaamijkaanina waxaa naga mudan yahay in aan siino gacan aan kala har lahayn."--From review quoted on back cover.
Added Author:
Language Note:
In Somali.
OCLC Number:
on1076587331
Availability:
Apple Valley - Galaxie~1
Eagan - Wescott~1